Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Faraca OYSU ee Tuulada Koore ee Dagmada Dhanaan oo Maamul loodoortay.

Ogaden News Agency

Waxaa Tuulada koore oo ka Tirsan Degmada Dhanaan,ee Gobolka Shabeele Shir ku qabtay, wafti kasocday Maamulka Degmada Dhanaan ee Jabhada ONLF.

Waftiga Jwxo ee Halkaas Gaadhay oo uu Hogaaminayey Gudoomiye ku Xigeenka unugta Jwxo ee Dagmada Dhanaan Ujeedka socdaalkooduna ahaa dhismaha Maamulka Faraca OYSU ee Tuulada Koore iyo Hawlo kale oo Muhiim ah, Waxaa Gudoomiyaha Faraca OYSU ee Tuulada Koore loogu doortay Marwo Xalan Caynaanshe oo ah Gabadh aad u firfircoon dhanka Hawlaha Halganka.

Halgame Hure Maxamed Faarax iyo Sheekh Maxamed Dhubad ayaa Shirkaas ka soo jeediyey, Khudbado Dhaxal Gal ah Waxayna Dhalinyarada kula Dardaarmeen in ay ka soo Baxaan Kaalinta kaga Aadan Halganka iyo sidii Guusha loogaadhi lahaa, una diyaar Garoobaan sidii ay Kaalin Firfircoon uga Qaadan lahaayeen, Doorashooyinka lagu wado in ay Sanadkan ka dhacaan Dalka.

Shirkaas ka dhacay Tuulada Koore ee Dagmada Dhanaan ayaa ku soo Dhamaaday Jawi aad U Wanaagsan.

Bishaar cabdulahi
ONA.

February 12th 2020, 10:36 pm
اقرأ على الموقع الرسمي

2 comments
Wallace

I have my own business <a href="https://www.abcsignanddisplay.com/stmap_24ga1ws.html?alesse.astelin.paracetamol.viagra">zoloft tablets 10 mg</a> Outfielder B.J. Upton and second baseman Dan Uggla are in the midst of dreadful seasons, both hitting under .200. Uggla is on the disabled list recovering from laser eye surgery. Outfielder Reid Johnson is also on the DL with an Achilles tendon injury and the Braves aren't sure when he'll return.

dobsonz

BFr9IF http://pills2sale.com/ levitra nizagara

Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا