Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Qaar kamida Taageerayaasha JWXO oo Addis Ababa Kulan Muhiima loogu Qabtay.

Ogaden News Agency

Taniyo markii la furay Xafiiska ONLF ee Addis Ababa ayaa waxaa furmay Albaab cusub oo Soomaalida ka xidhnaa ilaa 1990 kii Waxaana wax laga qabtay dhibaatooyin Soomaalida ku haystay Addis Ababa Waxaa kaloo jira waxyaabo badan oo qabyo ah oo lagu talo jiro in wax laga qabto hadii Alle idmo.

Maamulka Jaaliyada Soomaalida Ogadeniya ayaa waxay wadaan kulamo is daba joog ah oo ay u qabanayaan Muwaadiniinta Soomaalida ee ku dhaqan Addis Ababa, Shirarkaas oo looga gol leeyahay in lagu xoojiyo Midnimada & Wadajirka Shacabka ayaa la sii wadi doonaa ilaa iyo inta laga gaadhayo yoolka fog ee la higsanayo.

Maamulka Xafiiska JWXO ee Addis Ababa oo uu ugu horeeyo Halgamaa Xasan M. Macalin ayaa waxay wadaan dadaal xoogle oo lagu beegsanayo Hadafka mudada dheer loo soo halgamayay ee ah In Shacabka Soomaalida oo isku duuban ay Aayahooda ka tashadaan.

ONA/Addis Ababa

January 15th 2020, 12:41 pm
اقرأ على الموقع الرسمي

1 comment
dobsonz

aQ1yVZ http://pills2sale.com/ levitra nizagara

Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا