Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Deg Deg: Shirwaynihii Culimada oo Hada ka Furmay Dh/buur.

Ogaden News Agency

Waxaa hoolka Shirarka ee Dagmada Dhagaxbuur hada kafurmay shirwaynihii Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) oo indhawaalaba ay qaban qaabadiisu socotay.

Shirkan oo ay kasoo qayb galeen dad magac Kudhex leh bulshada ayaa lagu furay wacdi diini ah iyo duco aad uqiimo badan.

Wixii kasoo kordha kala Soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).

ONA.

January 18th 2020, 3:37 am
اقرأ على الموقع الرسمي

0 comments
Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا