Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Maamulka Jaaliyada Ogaadeeniya Ee dalka Norway Oo Kulan Wadatashi & Dardar Galin Ah Isoogu Yimid.

Ogaden News Agency

Waxaa kulankoodii Bilaha Ahaa isoogu Yimid,maamulka sare ee Jaaliyada Somalida Ogaadeeniya Ee dalka Norway.

Kulanka oo sidii caadiga ahayd lagu furay Ayado quraan ah iyo wacdi diini ah, ayaa waxaa lagu qiimeeyay qorshe hawleedka jaaliyda ee Sanadka 2020ka Iyo siday jaaliyadu u qaban Lahayd.

Maamulka sare ee Jahliyada ayaa Isla meeldhigay qorshayaal ayka mid yihiin Qabashada,Shirka Xubnaha Oo dhici doona 15ka Bisha Feb 2020ka, Qabashada Shirka Jaaliyada Oo Asna dhici doona Bisha April 2020ka, Qabashada sanadguurada Aas -Aaska JWXO Oo dhici doona 15ka Bisha AUG 2020Ka & Festivalkii Hidaha Soomaalida oo Asna dhici doona Bisha August 2020ka.

Shirka maamulka Jaaliyada ayaa Guul iyo is Afgarad kusoo dhamaaday waxaana lagu heshiiyay’ dardargelinta&Mira dhalinta Halganka

ONA/Norway

January 25th 2020, 7:48 pm
اقرأ على الموقع الرسمي

0 comments
Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا