Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca Bosaso oo Maamul Cusub Doortay.
Ogaden News Agency
Waxaa Magalada Bosaso Ee Xarunta Gobolka Bari kaqabsoomay Shir ay yeesheen midawga dhalinyarada iyo Ardayda Somalida Ogadenia Ee (Oysu) Faraca ka hawlgala putland gar ahaana magalada Bosaso .
Shirkan oo ahaa mid lagudoranayay maamul Cusub Oo Ururka OYSU Faraciisa Magalada Bosaso Ayaa Waxaa Shirkan Kasooqayb galay
Gudomiyaha Jaliyada Somalida Ogadenia Ee Magalada Bosaso Naftihure Cumer Salan Ismail Iyo Waliba inta badan Xubnaha Oysu Ee Degmada Bosaso .
Doorashada Ka qabsoontay Boosaaso oo Ahyd Mid Daahfuran Ayaa Xilka Gudoomiye nimo ee OYSU faraca Boosaaso loogu doortay Halgame Bashiir Axmed Mohamed Oo Kamid Ahaa Xubnaha Ugufirfircon Dhalinyarada OYSU E Magalada Bosaso wuxu noqon doonaa xoghayaha cusub ee OYSU faraca Boosaaso
Dhalinta OYSU Ayaa Dalalka Dunida kawada Hawlo Lagudardargalinayo Shaqada Balaadhan Ee utaala Dhalinta OYSU.
Guntii Iyo Gabogabadii Wuxuu Kulankani Kusoodhamaday Jawi Farxadeed .
ONA/Bosaso