Shirkii Xisbiyada Siyaasada we Somali state oo Saaka Shir Yeeshay.
Ogaden News Agency
Waxaa Saaka Hoolka Shirarka ee Jigjiga International Hotel Ka Furmay Shir ay Kasoo Qayb Galeen Axsaabta Siyaasadeed ee Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Shirka Ayaa Lagaga Hadlayay Qodobo Muhiim ah oo ay kamid yihiin
1 Arimaha Doorashada.
2 Doorka Xukuumadda.
3 Doorka Shacabka.
4 Dibu Heshiisiinta iyo Qodobo Kale .
Shirkan ayaa Socon Doona ilaa 12/10_2020
ONA/Jigjiga.