Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Masaajido & Goobo Gabacsi Ay Muslimiintu lee yihiin oo Lagu Gubay Gobolka Axmaarada.

Ogaden News Agency

Waxaa Lagu gubay Gobolka Axmaarada inta La Xaqiijiyay 4 Masaajid waxaana dabka la saaray sidoo kale meherado ay lahaayeen dad muslimiin ah.

Mudaaharaado waawayn ayaa ka socda Gobolka Oromada iyo Axmaarada kuwaasi oo lagaga soo horjeedo gubida Masaajida.

Xukuumada Abiye Ahmed ayaa waxay la daalaa dhacaysaa iska dhacyada ku sulaysan Diimaha iyo qoomiyadaha oo ilaa hada lagu guulaysan la yahay in damiyo.

Marar badan waxaa isku dhacay qoomiyadaha Jaarka ah ee Itoobiya sidoo kale waxaa ayagana isku dhacyo dhinaca Diinta iyo Mad habta ku salaysan.

ONA.

December 21st 2019, 8:05 am
اقرأ على الموقع الرسمي

0 comments
Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا