Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Shir Muhiim Ah oo Addis Ababa Kasocda.

Ogaden News Agency

Waxaa hada magaalada Addis Ababa ka socda shir muhiim ah oo ay soo diyaarisay Hay’ada International Idea oo saldhigeedu yahay magaalada Stockholm ee wadanka Swedan.
Waxaa kale oo ka qayb qaatay Inter Africa Group iyo International Revival Ministry.

Waxaa shirka ka soo qayb galay aqoonyahano ku xeel dheer arrimaha siyaasada Itoobiya & xisbiyo caan ah oo ay JWXO ka mid tahay.

Shirkan ayaa loogu magac daray
All Inclusive, based National Dailog,
Shirkan ayaa loogu talo galay dood wadaag si dhibka Itoobiya ka jira xal waara loogu helo Isla markaana nabada wadanka looga doodo.

Waxaa khudbad muhiim ah ka soo jeediyay Professor Terrence Lyons oo baraa ka ah jaamacada Georges Mason Uni.

Waxaa kale oo ka hadlay madax kale oo ka kala soctay bulshada qaybaheeda kala duwan kuwaas oo dhamaantood diirada saaray arimaha amniga.

ONA.

January 24th 2020, 1:32 pm
اقرأ على الموقع الرسمي

0 comments
Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا