Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Ururka Culumada Ogadeniya Ee UCSO Faraciisa Jig Jiga oo Kulan Muhiima Isugu Yimid.

Ogaden News Agency

Waxaa kulan balaadhan isugu yimid xubnaha Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) ee kahowl gala Dagmada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan.

Kulankan oo ahaa mid aad muhiim u ah ayaa kaqabsoomay Xafiiska Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee Gobolka Faafan, waxaana Kulankan lagu qaadaa dhigay howlaha balaadhan ee Ururka Culimada uyaala iyo guud ahaan dardar galinta shaqooyinka umada.

Agaasimaha guud ee Hogaanka Abaabulka Iyo Arimaha Gudaha halgame Axmed Cabdulaahi (Axmed Ilkacase) ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay kasoo jeediyay kulanka, wuxuuna Agaasimuhu dhiiri galiyay howlaha ay wadaan Ururka Culimada Ogadenia.

Gabagabadii waxaa si qurux badan kusoo dhamaaday kulankii Culimada ee kaqabsoomay magaalada Jigjiga.

ONA/Jigjiga.

December 19th 2019, 11:41 am
اقرأ على الموقع الرسمي

0 comments
Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا