Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo siwayn Looga Xusay Dalka & Dibadaba.

Ogaden News Agency

Waxaa guud ahaan gayiga Ogadenia iyo daafaha caalamkaba si wayn looga xusay maalinta Xasuuqa Ogadenia (Ogaden Massacre Day 22-Feb).

Shacabka Soomaalida Ogadenia ee mudada qarniyaalka ah lagumaadayay ayaa fursad uhelay in markii ugu hiraysay ay si cabsi la’aaneed oi Public ah uxusaan maalintii loo madlay Xasuuqa shacabka Soomaalida Ogadenia oo ah bisha labaad ee sanad kasta, taas oo hada ka hor laga qaban jiray dunida kale.

Xuskan oo ay hormuud uyihiin dhalinta OYSU oo kaashanaya xubnaha iyo taageerayaasha JWXO ayaa lagu qabtay inta badan dhulka Soomaalida Ogadenia waxaana kamid ahaa meelihii lagu qabtay magaalooyinka Jigjiga, Dhagaxbuur, Qabridahare, Wardheer, Goday, Fiiq, Ceelwayne, Shaygoosh, Dhanaan, Dhagaxmadow, Birqod, Garbo iyo meelo kale oo badan.

Da’yarta kudhaqan dhulka Soomaalida Ogadenia ayaa si qoto dheer loobaray sooyaalkii taariikeed ee wadanka Ogadenia iyo maalmihii madoobaa ee shacabku uu soomaray.

Sidoo kale shacabka Soomaalida Ogadenia ayaa dib u xasuustay dhaqankii bahalnimada ahaa ee kooxdii TPLF iyo guud ahaan gumaystayaasha cadaan iyo madowba, waxayna shacabku isu dardaarmayeen in ay kagaashaantaan wixii soomaray.

Dhanka kale daafaha caalamka ayaa si balaadhan loodhigay munaasabada xusuusta xasuuqii Ogadenia iyagoo hormuud u ahaayeen Faracyada OYSU & Maamulada jahliyaadka Jwxo ee caalamka kubaahsani.

Waxaa xiiso Gooni ah lahaa iyadana Caasimada soomaaliya oo si heersare ah loona dhanyahay kulan awdareed loogu qabtay baroordiiqda shacabkuu Guumaysigu xasuuqay looguna duceeyay.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ayaa maalinta Xasuuqa Ogadenia xusi jirtay in kabadan 30 sano iyagoo maalintan u calaamadiyay bisha February ee sanad kasta, taas oo kubeegan xasuuqii maamulkii TPLF uu shacabka kula dhaqaaqay 1 February 1994.

ONA.

February 23rd 2020, 12:48 pm
اقرأ على الموقع الرسمي

7 comments
Darren

Where's the nearest cash machine? http://porntubereview.online silverdaddies "We're the Millers" was released by Warner Bros., a unit ofTime Warner Inc. "Percy Jackson: Sea of Monsters" wasdistributed by 20th Century Fox, a unit of 21st CenturyFox. "2 Guns" was released by Universal Pictures, a unit ofComcast Corp.

Rocky

I've lost my bank card http://porntuberating.online wifelovers "Such a statement is a slap in the face of the entire judicial system that allowed this case to get to a jury. We have said from the beginning that this case was a search for the truth. We found the truth. AEG hired Dr. Conrad Murray, the man who is in jail for killing Michael Jackson."

Norris

Just over two years http://porntuberating.online vporn Independent grocers, butchers, bakers and fishmongers on high streets around Britain are having a tough time competing with the supermarket giants' late opening hours, online shopping services and low-cost home delivery services.

Miguel

Some First Class stamps http://xvideosrating.online alohatube With the Tigers' playoff slot settled, they rested four starters and had pulled three others by the seventh inning. Miguel Cabrera, who won his third consecutive batting title, never stepped to the plate.

Faustino

Could I take your name and number, please? http://tuberating.online beeg The use of technology allowed the director, whose 2008 movie "Stop-Loss" dealt with the problems of a soldier returning from Iraq, to place Carrie in a modern scenario. But the bullying faced by the character is as vicious as in the 1976 version and there is even more blood.

miugyng

GfNBeh <a href="http://zogtibdyjpbo.com/">zogtibdyjpbo</a>, [url=http://ylozftqxxgss.com/]ylozftqxxgss[/url], [link=http://zdvnnvgqizib.com/]zdvnnvgqizib[/link], http://ugjancnnswoh.com/

xhhbllriscg

GVeV5L <a href="http://yeonkcintlhn.com/">yeonkcintlhn</a>, [url=http://fbfvawfdlagw.com/]fbfvawfdlagw[/url], [link=http://najmphbujhei.com/]najmphbujhei[/link], http://epkchkcheozx.com/

Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا