Deg Deg: Shirwaynihii Faraca JWXO Ee Dhooblay oo Furmay.
Ogaden News Agency
Waxaa hada magaalada Dhooblay ee Gobolka Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya kafurmay shirwaynihii Faraca Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee halkaas ka howl galayay.
Shirkan oo ah mid lagu dooran doono maamul cusub oo Faracu uu yeelan doono wixii kasoo kordha kala Soco Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA).
ONA.
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
اقرأ على الموقع الرسمي
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا