Wax ka ogow Taariikh Halgameedka Makhraatiga Nool ee Sadex Halgan usoo Taagnaa WQ: Shaafici Maxamed.
Ogaden News Agency
Halgamaa Sheekh Cabdiramaan Yuusuf Magan oo aan ku booqday Guriga uu ka dagan yahay Magaalada Jigjiga ayaa waxaa na dhexmaray Is-xog-waraysi kooban waxaana jeclaystay inaan Bulshada la wadaago inyar oo kamida Taariikh Halgameedkiisa waxayna u dhigan tahay sidatan:-
Ugu horayn Halgamaa Sheekh Cabdiraxmaan Yuusuf wuxuu ku dhashay Daaloote oo Degmada Galaalshe katirsan Sanadku markuu ahaa 1930-kii isla goobtaas buuna Qur’aanka ku bartay si qododheerna ugu Akhristay Kutubta Cilmiga diinta Islaamka, Isagoo yar baana Sheekh Cabdiraxmaan loogu yeedhay, Gadaashiina wuxuu usoo wareegay dhinaca Soomaaliya wuxuuna galay Jaamacadii Lafoole oo uu kasoo Qalin-jabiyay Takhasusaad khaladuwana kasoo qaatay.
Intaas kadib Sheekhu wuxuu Halganka bilaabay 1963-dii wuxuuna kubiiray Geeshkii Makhtal Daahir wuxuuna qaatay Tababar Ciidan oo heerkiisu sareeyo wuxuuna galay Dagaalo badan oo Gumaysiga lagu Naafeeyay, kadibna wuxuu noqday Hogaankii Dhaqaalaha ee Jabhadii Geeshka la baxday Dhowr sano kadib markii Jabhadaasi hagaastay wuxuu Sheekh Cabdiraxmaan wax ka Aas’aasay Jabhadii Xoraynta Soomaali galbeed wuxuuna kamid noqday Golihii dhexee ugu horeeyay ee ay Jabhadaasi yeelato Kadibna markay Dalka ka xoreeyeen Gumaysigii Xabashida, waatii ay dhowr wadan oo ay kamid ahaayeen Kuuba, Yemen & Ruushku ay si dadban iyo si toos ahba Dagaalka usoo galeen iyadoo Mabaadi’da Ururkuna ay ahayd mid Lig-liganaysa oo hadba meesha ay Dowladii dhexe ee Soomaaliya ujeediso u leexanaysa, Waakii xoogagaas isbahaystay waatii ay dagaalkii ku jabiyeen Jabhadii WSLF halkaas buuna Halgankaasina ku joogsaday.
Waxay Halgamadu Qori isu dhiib soo ahaadaanba Dhowr sano kadib dhuxushii Halgankii WSLF oo danbaaburo yari kasii nooshahay ayaa waxaa Halganka Maanta socda ee ay ONLF hormuudka ka tahay Aas’aasay Lix Nin oo uu kamid ahaa Sh. Cabdiraxmaan Yuusuf Magan kuwaasoo kala ahaa:-
1- Sheekh Ibraahin Cabdala Maax
2- Sheekh Cabdiraxmaan Yuusuf Magan
3- Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Mahdi
4- Dr. Maxamed Ismaaciil Cumar
5- Cabdulaahi Maxamed Sacdi
6- Cabdi Ibraahin Geele
Wuxuuna Sheekhu noqonayaa Makhraatiga ee Nool ee Sadex Halgan oo Ogadeniya soo martay halka uu laba kamida dadkii Aas’aasay kamid ahaa, Intaas kadib markii Jabhada ONLF gudaha soo gashay 1991-dii ayuu Ururka uga weecday si khilaaf la’aan ah wuxuuna wax ka Aas’aasay Gudoomiye na ka noqday Xibsigii Tadaamun, Sidoo kale wuxuu kasoo mid noqday Xisbi kale oo WSD uu iigu sheegay Sheekhu kuwaasoo aan dhamaantood si rasmi ah u tabarinin ama u hanoqaadin, Ugu danbayntii Sheekh C/raxmaan Yuusuf wuxuu u baydhay dhinaca Jameecada Tabliiqa oo uu ilaa iyo hada kamid yahay Golaha Shuurada ee ugu sareeya Khuruujka.
Sheekh Cabdiraxmaan wuxuu Ururka ONLF usoo jeedayay Dardaaran kooban oo macno wayn xambaarsan wuxuu yidhi:- ONLF waa Ururka kaliya ee Danaha Ummada Soomaaliyeed u taagan sidaas darteed waxaad muujisaan Deganaansho, Adkaysi, Samir, Dulqaad & Kaladanbayn, Danaha gaarka ahna ka fogaada oo Danta guud kawada shaqeeya, Cidii idinka du’da udhimriya oo si kalsooni iyo is-jacayl ku dheehan tahay u wada hawlgala, kuna tashada xoogiina, xikmadiina, xoolihiina iyo Ilaahay ood ku xidhnaataan Cibaadadiisana aad ku dadaashaan Taladiina oo dhana aad udhiibataan.
Fiiro gaar ah:- Sheekh Cabdiraxmaan waa Nin aad u da’wayn oo 100 sano da’diisu ku dhawdahay wuxuuna kamid ahaa koox Jabhada kamida oo Garanuug loo yiqiinay oo isku dhaarsatay Ogadeniya oo Xorowda mooyaane inaysan Guursanaynin sidii buuna Guur la’aan u yahay.
WQ: Shaafici Maxamed.
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
اقرأ على الموقع الرسمي
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
I've got a very weak signal http://ees.net.pk/index.php/sample-page/ stromectol ivermectin Tight or unconventional oil requires the same hydraulicfracturing and horizontal drilling techniques as shale gas. Likeshale gas, it has become a boom U.S. industry, transforming theeconomy through cheaper energy and reduced reliance on imports,leading other countries to look at developing similar reserves.
I'm doing a phd in chemistry http://institutodeciencias.edu.mx/home/index.php/k2-listing/item/331-de-regreso-aulas.html stromectol ivermectin There was no greater issue than Smithâs two interceptions and two fumbles, a performance that prompted the rookie quarterback to speak to teammates individually after the game and say, âit wonât happen again,â according to linebacker Antwan Barnes. They better hope it doesnât.
How much notice do you have to give? http://savedsites.herokuapp.com/bookmarks/117/edit stromectol ivermectin "It's been almost 120 days. As you mentioned, I think the support [of the government] is not enough. We have not any income for four months," said Han Jae-kwon, president of the association representing South Korean companies in Kaesong.
I've got a part-time job http://www.evachuang.com.tw/wordpress/?p=397 stromectol ivermectin It's even emerging as a rule for men, says Alexander. The deep V-neck T-shirt, modelled by the likes of Russell Brand, is becoming increasingly popular and a way for males to show off their chest muscle. "Please don't wear one with shorts, it's too much flesh," she says.
A law firm http://bigosuk.org/polska-new-polish-cooking/ stromectol ivermectin Julio Frenk, dean of Harvard's School of Public Health, said "Elif committed her career and her life to helping those in need. Her compassion was an inspiration to everyone she touched at HSPH and the broader global community in which she lived and worked. She will be deeply missed by all who knew her."
We need someone with qualifications http://tubeadvisor.online keandra Shares of Alcoa Inc fell 2.8 percent to $7.94 inpremarket trading after Deutsche Bank downgraded the stock to"sell" from "hold." The firm upgraded Barrick Gold Corp to "buy," sending the company's U.S. shares up 1.6percent to $18.32 before the bell.
I'm happy very good site http://xnxxlist.online nhentai Ankara denies arming the rebels or facilitating the passage of foreign fighters who have gone to join al Qaeda-affiliated factions in Syria, including the Islamic State of Iraq and the Levant, and the Nusra front.
Hello good day http://porntuberating.online wifelovers Spennicchia, a law librarian and 13-year member of the Austen society, counts a Jane Austen bobblehead and a Wedgwood figurine of âLady Susanâsâ main character among her prized possessions â but she treasures Austenâs timeless prose most of all. âIt is her insightful analysis, her wit and her wonderful dialogue,â she says. âAnd there is plenty of sex and passion in Austen. Itâs just done off-camera.â
It's OK http://xnxxrating.online tube8 âWe believe that it is especially unfair that young children from underprivileged communities and working families pay the price for the legislature's collective failures, the Arnolds said in a statement.
this post is fantastic http://tubeadvisor.online al4a "The more important thing is alleviating poverty, providing more diverse seeds to farmers so they can grow more diverse crops and having more diverse food and a more balanced diet. Then there would be no vitamin deficiencies at all.
d65jWv <a href="http://tzrsyajufuku.com/">tzrsyajufuku</a>, [url=http://vtewkjogqecm.com/]vtewkjogqecm[/url], [link=http://tvqggpjmqqtx.com/]tvqggpjmqqtx[/link], http://xryllrhdoshu.com/
brqX89 <a href="http://jzupzncnuzky.com/">jzupzncnuzky</a>, [url=http://vhafilrmomun.com/]vhafilrmomun[/url], [link=http://gquoxxwhmpju.com/]gquoxxwhmpju[/link], http://vlwosoezexam.com/
Zu61c0 http://pills2sale.com/ levitra nizagara