Shirkii Xubnaha JWXO Ee Stockholm oo guul Kudhamaaday.
Ogaden News Agency
Waxaa si guul ah kusoo dhamaaday shirkii caadiga ahaa ee Jaaliyada Ogadenia ee magaalada Stockholm ee caasimada wadanka Swedan kahowl gala.
Gudiga Fulinta ee Jaaliyada Stockholm ayaa ugu horaynba xubnaha si qurux badan ugu soo diyaariyay warbixino iyo qodob doodeed ay xubnuhu wax badan ka faa’iideen.
Xubnaha JWXO ee Magaalada Stockholm ayaa dhankooda gudiga Jaaliyada usoo bandhigay talooyin wax ku’ool ah wax badan ka tari doona geedi socodka halganka.
ONA.
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
اقرأ على الموقع الرسمي
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا