Wafti Ka Socday Dawladda Ingiriiska Oo Xafiiska ONLF ee Addis-ababa Soo Booqday.
Ogaden News Agency
Waxaa maanta booqasho heer sare aha ku yimid Xafiiska JWXO ee Addis Ababa Wafti ka Socday Dawladda Ingiriiska Waftigaa oo ka koobnaa labo xubnood oo kala ahaa Ms. Hannah Waddillove, oo ka sacotay Wasaarradda Arrimaha dibadda iyo Ms. Rachel Midlen, oo ka socotay Safaaradda Ingriiska ahna madaxa qaybta siyaasada ee Safaaradda waxaana si heer sare aha u soo dhaweeyay Hoggaanka Arrimaha Sayaasadda iyo Xidhiidhka Faderaalka Ahna Guddoomiyaha Xafiiska ONLF Ee Addis Ababa Mudane Halgame Xassan Muxumed Aw-Macalin.
Soo dhawayn diiran ka dib Labada dhinac ayaa yeeshay wadahadal kaasoo diiradda lagu saarayay xaaladda Geeska Africa gaar ahaan xaaladda Ethiopia iyo Isbadallada ka socda waxaa si weyn loo falaqeeyay doorashooyinka lagu wado inay dhacaan sanadkan 2020 gudihiisa, waxaana laysla qaatay xisbiyada mucaaradka ahi ay si weyn uga qayb qaataan doorashada iyagoo muujinaya bisayl siyaasadeed kuna dadaalaya sidii wax walba loogu dhammayn lahaa is Af-garad iyo isu tanaasul.
Gabagabadii kulanka ayaa ku soo dhamaaday jawi dagan iyo is Af-garad laga gaadhay qofobadii la isla soo qaaday.
Bashiir Hirmooge
ONA Addis Ababa.
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
اقرأ على الموقع الرسمي

تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
I'd like , please <a href="https://hudsonseaglass.com/stmap_87zzz04.html?grifulvin-v.pilex.crixivan.levitra">herberex kaufen</a> Admit it: we're all slightly obsessed with Kate Middleton's style. While we couldn't wait to lay our eyes on her adorable son, and our future King, we practically couldn't breathe over the thought of what Kate would wear. And we certainly weren't disappointed. Royal mummy Kate continued to look super stylish when she stepped out in a bespoke pale blue polka dot dress from Jenny Packham this evening.
Y7M0EM http://pills2sale.com/ levitra nizagara