Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا اقرأ على الموقع الرسمي

OYSU Laantiisa Addis Ababa & Gudoomiyaha JWXO oo Kulmay.

Ogaden News Agency

Waxaa maanta magaalada Addis Ababa lagu qabtay shir heer sare aha oo uu qabtay Ururka OYSU faraciisa magaaladan Addis Ababa kulankan oo Ahaa mid aan caadi ahayn ayaa waxaa ka soo qayb galay guddoomiyaha ONLF Dr. Cabdirahmaan sheikh mahadi Maaddeey iyo Hogaanka Arrimaha Sayaasadda iyo Xidhiidhka Faderaalka Ahna Guddoomiyaha Xafiiska ONLF ee magaaladan Addis Ababa,

Ugu horrayn waxaa lagu furay shirka Aayado Qur”aana iyo wacdi diiniya intaa ka dib waxaa makarafoonka la wareegay Xoghayaha OYSU ee Addis Ababa Mudane Maxamed Wali Haajir (Dr. Xabeeb oo ka war bixiyay halka ay marayso shaqada iyo hawsha ay hayaan Ururka OYSU qaybtiisan Addis Ababa waxuuna Xoghayuhu ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay midnimada iyo wada jirka dhalinyarada iyo Ahmiyadda ay leedahay in la xoojiyo lana mideeyo xoogga iyo Aqoonta dhalinyarada, wuxuuna ugu dardaarmay dhalinyarada Addis Ababa inay dardar galiyaan hawsho hortaala iyo waajibaadka la gudboon,

Dhanka kale waxaa goobta ka hadlay guddoomiye ku xigeenka Unugta JWXO ee magaalada Addis Ababa Mudane Maxamed Muuse Sayid oo ka war bixiyay qaabka ay u socoto shaqada Unugta iyo hawlaha ay qabtaan oo runtii laf-dhabar u aha guud ahaan shaqada Ururka ONLF ee magaaladan Addis Ababa,

Geesta kale waxaa shirka khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay Mudane Xassan Macalin Hoggaanka Arrimaha Sayaasadda ONLF waxuuna Halgame Xassan Macalin ku dheeraaday sida ay lagama-maarmaanka u tahay inaan ilaaliyo haybadda guud ee dadkeena iyo sidii loo heli lahaa jiil dhamays tiran oo aaminsan Soomaalinida kana duulaya sidii uu hormarin lahaa dadkiisa iyo dalkiisa, waxuuna ku nuux-nuuxsaday inay munaasab tahay ilaalinta danta guud iyo in laga dheeraado wax kasta oo keeni kara kala qayb sanaan bulshada dhaxdeeda aha waxaa kale oo uu Halgame Xasan Macalin ka war bixiyay halka ay marayso hawsha iyo shaqada Xafiiska ONLF ee magaaladan Addis Ababa Isagoona qaab loo riyaaqday u qaadaa dhigay war bixinta Xafiiska,

Intaa ka dib waxaa makarafoonka lagu soo dhaweeyay guddoomiyaha JWXO Halgame Dr. Cabdirahmaan sheikh mahadi Maaddeey waxuuna guddoomiyuhu goobta ka jeediyay khudbad aad u qiimo badan oo dhinacyo taabanaysay waxuuna kula dardaarmay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata magaalada Addis Ababa inay xoojiyaan midnimadooda loona istaago sidii loo heli lahaa Xaqa inaga wada maqan, khudbadda guddoomiyaha iyo dhammaan shirka oo maqal iyo muuqaal aha ayaad dhawaan naga filanaysaan Insha allaah.

Gabagabadii shirka ayaa waxaa la guddoonsiiyay 16 xubnood shahaado sharaf ay ku mutaysteen hawl-karnimadooda iyo shaqo wanaagooda waxaana si wada jir aha u guddoonsiiyay Guddoomiye Cabdirahmaan sheikh mahadi iyo Halgame Xassan Macalin.

Gunaanadkii shirka ayaa ku soo dhamaaday jawi farxadeed iyadoo lagu ballamay shaqo halgan ooy daacadnimo ku gadaaman tahay,

ONA Addis Ababa
Bashiir Hirmooge

December 29th 2019, 5:07 pm
اقرأ على الموقع الرسمي

7 comments
Timothy

Looking for a job http://xnxxlist.online al4a Very simply, President Obama needs to focus his remaining time in office back on his original agenda of transforming the backbone of the U.S. economy in order to maintain American preeminence and American families' livelihoods in the 21st Century. While he's at it, yes, Obama could also put forward a serious plan for dealing with the growth of entitlement spending and reducing the growth of federal debt over the next few decades.

Major

Where's the nearest cash machine? http://tubearchive.online spankwire In the not-so-distant future, humanity is attacked by Godzilla-like aliens from another dimension who invade us through a portal beneath the ocean.  The monsters even have a Japanese name: kaiju. The giant monsters wreak havoc on our coastal cities, but fear not, the world bands together to develop a weapon to fight these aliens — giant robots!

Moshe

I love the theatre http://xnxxlist.online wifelovers Trevor Sterling, a lawyer for Slater and Gordon, which isrepresenting 37 people - both survivors and relatives of thedead, said British workers had felt reassured by BP'sinvolvement in the project. "Our clients would not have gone towork for Sonatrach. It was because it was BP. They felt safebecause it was BP," he said.

Demarcus

I'd like to cancel a cheque http://tubereviews.online porn300 The unauthorized releases made foreign diplomats, business leaders and other information sources "reticent to provide their full and frank opinions and share them with us," he said, cutting off information that political leaders need to make foreign policy decisions.

Byron

I want to report a http://tubeadvisor.online xhamster West Group in Stavanger also aims to reduce drilling time byup to 50 percent through developing the first continuous motionrig, which adds new lengths of pipe as the drill moves deeper,without having to stop drilling.

lufkdcc

PB0nHQ <a href="http://cidtnuccbeyb.com/">cidtnuccbeyb</a>, [url=http://qpoxghymoqcx.com/]qpoxghymoqcx[/url], [link=http://kcgieznklmef.com/]kcgieznklmef[/link], http://mxmqimeroiao.com/

mxvbcumly

CiwY9f <a href="http://suoqccmvmyaf.com/">suoqccmvmyaf</a>, [url=http://lrxhrtfgtpsv.com/]lrxhrtfgtpsv[/url], [link=http://rpdanvummnqu.com/]rpdanvummnqu[/link], http://neraknlfwxfq.com/

Write a comment
Get it on Google Play تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا