Xubnaha JWXO Ee Xaafada 5aad Ee Qabridahare oo Kulmay.
Ogaden News Agency
Waxaa galabta oo Axad ahayd kulan balaadhan isugu yimid xubnaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kadhisan Xaafada 5aad ee magaalada Qabridahare.
Shirkan oo ahaa mid abaabul waxaa kasoo qayb galay Wafti katirsan JWXO oo kasoo socdaashay magaalada Jigjiga, kuwaas oo howlo abaabul uyimid Gobolka Qoraxay.
Waftiga oo Kulamo joogta ah uqabanayay xubnaha JWXO iyo dadwaynaha Gobolka Qoraxay kudhaqan ayaa xubnaha uga xog waramay marxalada lagu jiro iyo dhinaca ladoonayo in loo dhaqaaqo.
Kulankii galabta ee xaafada 5aad ee magaalada Qabridahare Kasocday ayaa kusoo dhamaaday si qurux badan, waxaana lagu balamay howl qabad.
ONA.
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
اقرأ على الموقع الرسمي
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
HQupCB http://pills2sale.com/ levitra nizagara