Dr. Faysal Rooble oo Jigjiga Lagusoo Dhaweeyay.
Ogaden News Agency
Waxaa Galabta oo Axad ahayd Garoonka Dayuuradaha ee Wiil-waal ee Magaalada Jigjiga siwayn loogu soodhaweeyay Halgame Dr. Faysal Rooble oo kamid ah Aqoonyahanka Soomaaliyeed.
Madax Katirsan Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) iyo boqolaal kamid ah Kaadirka JWXO ayaa si heer sare ah usoodhaweeyay Dr. Faysal Rooble oo ah nin ay kuwayntahay Soomaalinimadu.
Madax Katirsan DDS iyo Shacabka Soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada Jigjiga ayaa kaqayb kaatay soodhawaynta Aqoonyahan Faysal Rooble oo galabta soogaadhay magaalada Jigjiga.
Soodhawaynta Doctor-ka oo muuqaal ah kala Soco Ilays TV. Iyo Warbaahinta JWXO.
ONA.
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
اقرأ على الموقع الرسمي
تحميل تطبيق نبأ للآندرويد مجانا
I'm doing an internship <a href="https://dominhost.com/stmap_619pz1b.html?levitra.monoket.peel-off">paxil cr social anxiety reviews</a> âIâm motivated as ever to get the best golf out of me to hopefully play against Tiger when heâs playing his best,â he added. âThat would ultimately be the goal; if I can play as well as I can at the same time heâs doing the same, I would love that opportunity.â
UJl96A http://pills2sale.com/ levitra nizagara